Boondheere
	<description>Boondheere</description>
	<copyright>Boondheere</copyright>
Maxaakimta Oo Jilib la Wareegay
		<description>2 ruux ayaa lagu dilay dagaal culus oo ka dhacay degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe kaasoo dhex maray ciidamada TFGda iyo xoogaga Taabacsan Maxaakiimta ...</description>
QM oo Ansixisay in Ciidamo ka Socda QM loo diro dalka Somalia
		<description>Golaha amaanka ee QM ayaa waxa ay ansixiyeen in wadanka Somalia loo Soo diro Ciidamo Caalami ah oo Kasocda QM ku waasoo Badalaya Ciidamada haatan ...</description>
Gaari Cabdi bila ah oo goordhaweyd ka soo goostay Ciidamada Dowladda.
		<description>Warar lagu kalsoon yahay oo ay heshay Soomaalinews ayaa sheegaya in maanta uu dhanka Ciidamada Booliiska ah ka soo goostay gaari Cabdi bila ah oo ...</description>
Qarax xoogan oo lagu beegsaday gaari ay lahaayeen Ciidanka dawladda oo marayay agagaarka Hotel Ambassador.
Madaxweynaha Dalka Eritrea oo sheegay in Q.M ay dooneyso sidii ay u kala qeybin laheyd Mucaaradka Dowladda KMG ah.
		<description>Madaxweynaha Dowladda Dalka Eritrea Isaias Afwerki ayaa waxa uu si cad ugu qeexay Wareysi uu siiyay Mid ka mid ah Wakaalaha Wararka, xilli uu ku ...</description>
Qarax goordhaweyd lala beegsadey Ciidamo itoobiya oo ku sugan Muqdisho
Dagaaliyahano ka tirsan Al-Shabaab oo gaaray degmada Bardaale halkaasina si weyn ay dadweynuhu ugu soo dhaweeyeen.
		<description>Dagaaliyahano fara badan oo raacsan Ururka Al-Shabaab ayaa maanta gaaray degmada Bardaale ee gobolka Bay halkaasi oo dad badan ay kuso dhaweeyeen iyagoona aan la ...</description>
Maxed dheere & Dhagaxtuur oo ah dabadhilifyadda tikreega oo hub ka dhigis lagu sameeyey ....
		<description>Warar caawo naga soo gaaray magaalada Muqdisho, oo aan ka soo xiganay ilo lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijinaya in saraakiisha Itoobiyaanka ah ee Muqdisho ku ...</description>
Isbaheysiga Asmara oo ku adkeysanaya in aysan wax wada hadal ah la gali doonin TFG-da.
		<description>Xubnaha horkacaya Wafdiga Isbaheysiga Dib U Xoreynta Soomaaliya ee ku sugan Dalka Jabuuti ayaa waxa ay wali ku adkeysanayaan in aysan wax kulan ah aysan ...</description>
Xoogaga Al-Shabaab oo la wareegay 2 gaadiid oo Wasiiro ay lahaayeen kadib weerar 5 askari lagu dilay oo ka dhacay Sh/Hoose.
		<description>Xoogaga hubeysan ee Al-Shabaab ayaa sheegtay masuuliyadda weerar goor dhaweyd ka dhacay inta u dhexeysa Yaaq Bari Weyne iyo Balli Doogle halkaasi oo lagu dilay ...</description>