By boondheerelibaax on February 04,2012
 Raiisul Wasaaraha Xukuumadda KMG Soomaaliya Cabdi Wali Maxamad Cali Gaas ayaa beeniyey wararka maalmahan la isla dhexmarayay ee sheegayay ujeedka shirka London inuu yahay mid la doonayo in wadanka Soomaaliya gumeysi lagu galinayo. Gaas waxa uu beeniyey warqad ka ... [full story]
|
By boondheerelibaax on February 04,2012
 Dagaalo culus oo u dhaxeeya Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya, AMISOM iyo Xarakada Alshabaab waxaa xalay ka dhacay Wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye iyo xaafadaha deegaanka Kaxda ee Magaalada Muqdisho. Dagaaladaasi oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ... [full story]
|
By boondheerelibaax on February 04,2012
 Diyaarad Nuuca Duuliya laaanta ee loo yaqaan Darone ayaa maanta waxa ay ku soo dhacday Magaalada Muqdisho gaar ahaan gudaha Xerada Badbaado oo ay ku nool yihiin Kumanaan Barakacayaal ah. Diyaaradan ayaa Gudaha Xerada Badbaado kusoo dhacday Barqanimadii ... [full story]
|
By boondheerelibaax on January 29,2012
 Shirar kala duwan oo baryahan u socday bulshowaynta isboortiga, gaar ahaaan kubadda koleyga ee ku kala firirsan Europe , North America, iyo dalka gudahiisa , gaar ahaan asxaabta kubadda koleyga ayaa gunaanadkiisa waxaa la isku raacay in la abuuro urur ... [full story]
|
By boondheerelibaax on January 22,2012
 TORONTO Waxaa lagu qabtay magaalada Toronto ee dalka Canada xaflad aad u balaaran oo aan oo kala harin laguna soo dhaweynayay Khatra Mahdi iyo Qamar Cabdi oo ka mid ahaa gabdhahii xulka qaranka kubadda koleyga Soomaaliya uga qeyb galay tartankii ... [full story]
|
By boondheerelibaax on January 22,2012
 Waxaa soo baxaya Xoge Hoose oo sheegaya in Shariif Xasan Sheekh Aadan uu ka tanaasulayo Xilka Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya oo hada lagu muransan yahay laguna qancinayo Shariif Xasan in loo Magacaabo Wasiir iyo Raizul Wasaare ku xigeen .Maalmo kahore Muqdisho ... [full story]
|
By boondheerelibaax on January 22,2012
 Af hayeenka Guud ee Xarakada Shabaab oo Shalay gelinkii danbe la hadlay Saxaafadda ayaa ka waramay Dilkii Xubin Ajnabi ah oo ka Tirsan al Shabaab isla shalay lagu dilay Duleedka Magaalada Muqdisho.Shiikh Cali maxamuud Raage Shiikh Cali Dheere ayaa ka ... [full story]
|
By boondheerelibaax on January 22,2012
 Maxkamd ku taala Koofurta Dalka yaman ayaa xabsiga ka sii deysey illaa afar iyo Toban Dhallin yaro Soomaali ah oo Bur cad badeednimo ku Eedeysnaa. Dhallinyaradan Soomaalida ayaa kal hore laga qabtay Biyaha Gacanka xilli la sheegey in halkaa ... [full story]
|
By boondheerelibaax on December 12,2011
 Wararka naga soo gaaraya magaalada Beydhabo ee gobolka Baay ayaa sheegaya in Saraakiisha Xarakada al shabaab in muddo ku howlanaayeen sidii ay u diyaarin lahaayeen kooxo dumar ah oo loo carbiyay iney Dagaal kala hortagaan Ciidamada Dowladd KMG iyo Dowladda ... [full story]
|
By boondheerelibaax on December 11,2011
 Warar lagu kalsoonaan karo ayaa waxay sheegayaan in dowladda Qadar ay wada hadal la bilowday Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah Saraakiisha Xarakada alshabaab, isla markaana horay u ahaa guddoomiyihii Ururkii bur buray ee Xizbul Islaam.Sheekh Xasan Daahir ... [full story]
|
By boondheerelibaax on December 11,2011
 Wasiirka Dicaafa dalka Kenya ayaa shaaciyey in ay adag tahay in Mushkilada ka jirta wadanka Soomaaliya lagu xaliyo faragelin Militari, isagoo sheegay in taasi ay tahay mid aad u adag una dhib badan.Sida wasiirku sheegay waxa uu yiri haddii ay ... [full story]
|
By boondheerelibaax on December 09,2011
 Daagaal culus oo u dhexeeyay Ciidamada DOwladda KMG iyo Xarakada al shabab oo laga maqlayay Duleedka Magaalada Muqdisho ayaa wuxuu ku dhex maray ex control afgooye iyadoona Dagaalkaasi uu geystay Qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.Dagaalka ayaa weerarkiisa waxaaa lahaa ... [full story]
|