Boondheere: ABUU MANSUUR oo si cad u qirtey inuu ALQAACIDA wakiil uga yahay Soomaaliya, si dadka ...... ================================================================================ boondheere2009 on 25 August, 2008 09:38:00 'Al-Qaacida waa hooyada Jihaadka ee Soomaaliya, hoggaamiyasheenna badankood waxay kusoo tababarteen xeryahaha Al-Qaacida, xeeladaha dagaalka iyo awaaniirtaba waxaan ka helnaa iyaga, in badan oo naga Sheekh Shariif oo shaaciyay dib u heshiisiintu in aysan hakan doonin haddii xitaa meesha uu ka baxo R/Wasare Nuur Cadde. ================================================================================ boondheere2009 on 25 August, 2008 04:25:00 Gudoomiyaha Isbaheysiga Xoreynta Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa shaaciyay in ay cid waliba oo Somali ah dan ugu jirto sii socoshada hanaanka wadahadalka iyo dib Askari Ugandes ah oo cunug ka dhalay gabar Somaliyeed' ================================================================================ boondheere2009 on 25 August, 2008 11:16:00 Gabar Soomaaliyeed oo magaceeda lagu sheegay Niino Cumar Ibraahim, ayaa caasimadda dalka Ugandha ee Kampala ka baadi-goobaysa Askari ka tirsan ciiddanka difaaca dadka Ugandha ee Qarax xoogan oo goor dhawyed ka dhacay magaalada Baydhabo oo lala beegsaday Cismaan Caato iyo Prof.Dalxa. (Dhageyso) ================================================================================ boondheere2009 on 25 August, 2008 04:26:00 Qarax aad u xoog Weyn ayaa daqiiqado ka hor ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta baarlamaanka federalka Soomaaliya. Qaraxan oo laga maqlay meelo fogfog ayaa Mohamed Dheere oo dhawaan xilka si official ah u wareejin doona ================================================================================ boondheere2009 on 24 August, 2008 05:33:00 Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaban-qaabo balaaran oo xil wareejis ah ey ka socoto halkaasi, iyadoo lagu wado in maalmaha soo Digniin loo jeediyay GENERAL Morgan iyo Indhocade ================================================================================ boondheere2009 on 24 August, 2008 05:30:00 Warar lagu kalsoon yahay oo inaga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee g/Jubada-Hoose ayaa sheegaya in digniin culus loo jeediyay General Morgan iyo General Indha-cadde oo Gabdhahii kubadda koleyga Qaranka oo casho sharaf u sameeyay wiilashii hore Kubadda koleyga Soomaaliya iyo macalimiintooda magaalada London ================================================================================ boondheere2009 on 24 August, 2008 10:51:00 Waxaa xalayto oo ay taariikhdu ahayd 20 AUG 08 lagu qabtey Yasmin Restaurant oo ku yaal Galbeedka London, xaflad casho sharaf ahayd oo lagu soo Sheeko Cajaaib leh Nin cadaan ah oo nin madow ah libaax cunto ahaan u siiyay!!!!! ================================================================================ boondheere2009 on 23 August, 2008 11:18:00 Nin u dhashey wadankan South-Africa islamarkaana ka soo jeedda qowmiyadda laga tirada badan yahay ee mar xukunka gacanta ku hayay ee White People lagu magaacabo Wariyeyaal Canadian ah oo lagu afduubtay inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye. ================================================================================ boondheere2009 on 23 August, 2008 08:23:00 Waxaa faah faahin dheeraad ah laga helayaa Wariyeyaal gelinkii dambe ee maanta lagu afduubtay inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye kuwaasi oo aanan weli lagaran Dagaal Culus oo caawa deegaanka Jirmi ee degmada Dhoobley ku dhexmaray Maleeshiyadi Hiirale iyo xoogaga ..(Dhageyso) ================================================================================ boondheere2009 on 23 August, 2008 08:08:00 Warar goor dhaweyd aanu helnay ayaa sheegaya in xoogaga Islaamiyiinta ee cayrsanaya maleeshiyadii ka baxsatay Kismaayo iyo maleeshiyadaasi oo uu la socdo Barre Hiiraale dagaal