boondheere: Qura'an Kulamadii Tartanka Gobolada ee Garowe, Gobolada Banaadir, Mudug, Sool iyo Gedo oo bar bar dhac wada galay ================================================================================ bilaajo2010 on 16 December, 2010 01:13:00 Tartanka Ciyaaraha Gobolada ayaa galabta waxaa la ciyaaray Group B oo lagu tilmaamay Group-ka ugu adag tartanka, iyadoo ciyaarta hore ay wada ciyaareen Xulalka Sool Madaxweyne Shariif oo kulamadii xasaasi ah kula qaadanaya Saraakiisha Ciidamada Villa Baydhabo-Warbixin( DaawoSawirada) ================================================================================ bilaajo2010 on 15 December, 2010 04:33:00 Kadib markii dhowaan Madaxweyne Shariif uu xariga ka jaray Taliska Ciidamada Xooga dalka ee Xarunta Villa Baydhabo ayaa halkaas waxaa uu Madaxweyne Shariif ka wadaa Wararkii ugu dambeeyay Xaalada Ceelasha Biyaha iyo Afgooye oo xalay cabsi ka jirtay ================================================================================ bilaajo2010 on 14 December, 2010 04:35:00 Xaalada deegaanada loo barakacay ee Ceelasha Biyaha ilaa Afgooye ayaa ka taagan xiisado iyo xaalado kacsanaan ah, iyadoo saacadihii la soo dhaafay laga dareemay dhaq R/wasaare Farmaajo oo dhigiisa Ethiopia kala hadlay xiriirka labada dal. ================================================================================ bilaajo2010 on 14 December, 2010 04:22:00 Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Max'ed C/llaahi Max'ed (Farmaajo) oo safar ku jooga magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, ayaa kulan la qaatay shalay oo Talaado ahayd Garoowe oo si weyn ugu socota Qaban-qaabada Cayaaraha gobolada Soomaaliya. ================================================================================ bilaajo2010 on 14 December, 2010 03:20:00 Waxaa saacadaha soo socda lagu wadaa in Magaalada Garowe uu ka furmo Tartanka Ciyaaraha Gobolada, iyadoo saacadihii la soo dhaafay la galay qaban qaabo xoog Munaasabad loogu magac daray Somali Achievement Awards 2010 oo ka dhacay galbeedlka London (Daawo Sawirada + Video) ================================================================================ bilaajo2010 on 12 December, 2010 10:09:00 London - Waxa maalinta sabtida ay bishu aheyd 11/12/10 lagu qabtey magaalada London Xafladii Sanadlaha ahayd ee (Somali Achievement Awards 2010) oo laguna gudoonsiinayey abaal Wararkii ugu dambeeyay dagaalo saaka Muqdisho ruxay iyo Shabaab oo xooga saaray Jidka isku xira Airporka iyo Madaxtooyada ================================================================================ bilaajo2010 on 13 December, 2010 04:37:00 Dagaalo culus oo saaka si weyn u hareeyay magaalada Muqdisho ayaa ka dhacay qeybo ka mid ah degmada Hodan oo ay isku hor fadhiyaan dhinacyada Kulan culus oo Hogaamiyaha Xisbul Islaam Xasan Dahir iyo Saraakiishiisa maanta ku yeeshee Carbiska (Warbixin) ================================================================================ bilaajo2010 on 13 December, 2010 04:35:00 Kulan xasaasi ah ayaa maanta waxaa deegaanka Carbiska ku yeeshay Hogaamiyaha Xisbul Islaam Sheekh Xasan Dahir Aweys iyo Saraakiishiisa, kaa soo looga hadlayay xaaladaha ku Ilaha dhaqaalaha dalka Shariif waxuu madax ugu dhigay Jufadiisa” Xilibaan Furux ================================================================================ bilaajo2010 on 13 December, 2010 04:25:00 Xildhibaan Maxamed Jaamac Furux oo ciidan uu hoggaaminayo ay shalay qalaanqal geliyeen howlaha dekedda Muqdisho, ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, inuu Ra'iisul Wasaare Farmaajo oo safarkii u horeeyay maanta ku tagay Addis Ababa ================================================================================ bilaajo2010 on 12 December, 2010 07:45:00 Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa safarkiisa u horeeyay maanta ku tagay Magaalada Addis Ababa ee Caasimada Itoobiya, maalin kadib markii uu Magaalada Muqdisho