VoIP Internet Phone Services Military VoIP and VoIP broadband phone service from Telelevelocity. Offer Military VoIP broadband phone service to the US military VoIP Callglobe, one of the leading VoIP provider, offers enhanced quality VoIP call termination services, wholesale carrier services, VoIP reseller programs, business solutions and managed services Business VoIP
image

Wasiiru dowlaha Arrimaha Gudaha oo ugu baaqay Ra'iisul Wasaaraha DFKG inuu is casilo

Wasiiro Dowlaha Arrimaha Gudaha C/rashiid Maxamed Xidig ayaa ugu baaqay Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Sharmaarke inuu isaga dago xilka uu hayo.Mr Xidig oo u
image

Axkaamta Zakada Fidriga

Zakada Fidriga: waa waajib in la bixiyo sida uu cadeeyay Nabiga suuban (nabad galyo iyo naxariis korkiisa allaha yeelee),waxeyna ku waajibtaa qofkii heli kara xeliga ...
Full story
image

Al-shabaab, oo qabsadeen xarumo ay ka mid yihiin Xeradii Taraafikada Xaruntii Vischio Bara, , saldhigii booliiska Bariga Muqdisho iyo xarumo kale oo ay DF gacanta ku haysay.

Ugu yaraan 15-qof oo rayid u badan ayaa ku dhintay, 30-kalena waxaa kasoo gaaray dhaawacyo dagaalo xalay ka bilowday Muqdisho oo maanta duhurkii qaboobay, kuwaasoo ...
Full story
image

Qaraxyo culus ayaan ka geysaneynaa Kampala, hadii aysan AMISOM ciidamada kala bixin dalkeena" Shangole

Xarakada Al-Shabaab ayaa mar kale soo saartay Fadwo ay u direyso dawladda Uganda taas oo ay ugu sheegeyso in ay mar kale dhadhamin doonaan qaraarka ...
Full story
Powered by Vivvo CMS v4.0