SomaliLinks
Did you enjoy this article?
Sen. Barack Obama oo ah nin madoow ah Aslahaana ka soo jeeda qoomiyada Muslinka ah ayaa u soo baxay wareega ugu dambeya doorashada Madaxweynha dalka Mareykanka oo dhaceysa
Soo bixida Barack Obamaayaa timid ka dib markii tanasul ay sameysay Hillary Rodham Clinton oo iyadu la tar tameysay iyadoona Hillary Rodham Clinton ay sheegtay in at ka tana sushay iyadoona isku soo taageysa madaxweynah ku xigeenka waa hadii uu guleysta Barack Obama oo isagu noqday madoowgii ugu horeyey oo u soo baxay wareega ugu dameya ee madaxweyna nimada Mareykanka
Barack Obama oo ah nin ay dhashay Haween cadaan ah kana soo jeeda Qoys caan ah oo asal ahaan ka soo jeeda Reer Kanadi oo muda ahaa dad lacag leh siyaasadana ku leh xushmad
Waxaa hadda isugu soo haray doorashada Sen. John McCain oo ah xisbiga talada haayo iyo Barack Obama oo isagu u sharaxan xisbiga Dimoqoraadiga.
Isku soo duub tani waa mid taariikh u ah qof kastoo ah madoow Amerikaan ah madaama uu si geeysinima leh uu samyey Barack Obama in uu isku soo taago doorashada Mareykanka oo u xurneyd hal qoomiyad oo kaliya.
- Email to a friend
- Print version
- del.icio.us
- Digg this
Post your comment
Comments (0 posted)
More News
- Xeebaha Magaalada Muqdisho oo ay ku soo dhawaadeen Maraakiib Dagaal iyo Xaafada Ka agdhaw oo ay dul heehaabayaan Helicoptero.
- Ergadii isbaheysiga dib u xoreynta oo ka baxey iyagoo careysan hoolkii uu ka socdey shirka ka dib markii uu soo fariistey safiirka Ethiopia u fadhiya Jabuuti, lana diidey in laga saaro hoolka.
- Dagaal Culus oo ku dhexmaray xoogaga hubeysan iyo Ciidamada Uganda oo maanta kasocdo (Dhageeyso)
- Dagaal Culus oo Goor dhaw ka Bilawday Qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho.
- Wajiga 3aad ee Seminaarkii Jabuuti oo dib u furmay,xilli aysan ka qeybgaleyn wax safiiro ka socda dalalka Caalamka
- Sen. Barack Obama oo noqday ninkii ugu horeyey oo madoow ah oo u soo baxay Doorashada Madaxweynaha dalka Mareykanka