SomaliLinks
Did you enjoy this article?
Warsaxaafadeed ka soo baxay dawlada Eritariya ayaa amar lagu siiyay dhamaan mucaaradka wadamada Somaliya, Sudan iyo Itoobiya ee saldhigoodu yahay magaalada Asmara inay isaga baxaan dalka Eritaryia maadaama dhaqaalihii loogu tala-galay mucaaradka wadamadaas aysan awoodin inay bixiso dawlada Eritariya.
Webseydka ku hadla afka Dawlada Eritariya ayaa lagu shaaciyay in mas`uuliyiintii mucaaradka Dawlada Federaalka Somaliyeed oo uu ka mid yahay Shariif Xasan Sheekh Aadan (Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Somaliya) uu isaga guuray magaalada Asmara, isaga iyo asxaabtiisa qaar, waxaana la filayaa inay u baqoolaan wadamada Jabuuti, Dubai iyo Masar maadaama sida uu qoray Webseydka Dawlada Eritariya,ay la soo deristay dhaqaalo xumo,sidaas-daraadeed waxaa amar lagu siiyay mucaaradka Wadamada Soomaaliya,Sudan iyo Itoobiya,inay isaga huleelaan dalka Eritariya,waa sida lagu faafiyay Webseydka ku hadla afka Dawlada Eritariya.
Dawlada Eritariya ayaa cadaadis weyn uga yimid beesha caalamka, waxaana shuruud looga dhigay inay albaabada isugu dhufato xarumaha mucaaradka Wadamada Soomaaliya,S udan iyo Itoobiya ku leeyihiin dalka Eritariya hadii ay doonayaan inay dhaqaalihii ay ka heli-jireen dawladaha reer galbeedka dib loogu fasaxo.
Halkan ka akhriso warsaxafadeedkii ay soo saartay dawlada Eritariya.
Xigasho:- http://www.awate.com/portal/content
Xigasho webside-ka ku hadla afka dowladda Eritrea : (Akhriso / English).
- Email to a friend
- Print version
- del.icio.us
- Digg this
Post your comment
Comments (0 posted)
More News
- Nuur Cadde oo hadalkii hay’adaha Q.M jawaab ka bixiyey.....
- Ciidamo uu hogaaminayay gudoomiyaha gobalka hiiraan oo u ambabaxa dhankaa iyo buleburte ka dib markii xaq udirirka...
- Muwaadiniinta soomaaliyeed oo maanta xoog kula wareegay degmada jowhar....
- WIILKII MELEZ ZENAWI, LAQANYO, OO ISBAHAYSIGA DIB U XOREYNTA KA DALBADEY INUU KU SOO BIIRO
- Lamaanaha ugu dada yar oo laaysku guuriyay
- Ciidanka DKMG ah oo galabta ka baxey qeybo ka mid ah jidka Wadnaha.
- Isbitaallada Muqdisho oo la gaarsiiyay Dhaawacyadii ugu badnaa ee laga soo qaado Bakaaro.
- Diyarad basaas aheyd oo kusoo dhacday duleedka mag. Marka
- Ninkii faraxumeeyay arday Mareykan ah ee loo maleeynayay inuu yahay soomaali oo noqday Etophian...
- Wafdi u hogaaminaayo gudoomiyaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo Casmara ugu laabtey wadata
- Hoobiyeyaal si ba'an loola dhacay Madaxtooyada,iyo Kuwa jawaabo ah oo haatan ku socda Suuqa Bakaaraha.
- Aw-Kuku:- oo ku geeriyooday muqdisho Alla yaa arxam