22 March, 2008
total: 9 | displaying: 1 - 9
Ciidamada xabashida itoobiyaanka oo laayay dad waalan.
almujaahadiin 22 March, 2008 17:07:00
Ciidamada Xabashida dalka Itoobiya ee xooga ku jooga Soomaaliya ayaa maanta weerar ku qaaday xero ay ku jiraan dad waalan oo ku taala wadada u ...
Meles oo la amakaaksan holaca ay ciidamadiisu galeen si ay uga baxaana aanay garanaynin.
almujaahadiin 22 March, 2008 05:41:55
Waa dhab in ciidamada gumeysiga Itoobiyaanku ay dhibaato weyn ku hayaan shacabka Soomaaliyeed,hadana waa dhab in iyaguna ay ku dhex jiraan holac aad u weyn ...
Maliishiyada madaxtooyada cabdullaahi Yuusuf oo saaka xanibay dhaq dhaqaqa gaadiidka iyo wax barashadii iskuulada qaar.
almujaahadiin 22 March, 2008 05:38:58
Maliishiyada ilaalada Madaxtooayda cabdullaahi Yusuf ayaa saaka xanibay dhaq dhaqaaqa gaadiidka iyo isu socopdka dadweynaha ee wadooyinka soo gala isgoyska kilo mitir 4,iyadoo sababtuna ay ...
Isgoyska Howl wadaag oo saaka furan kadib markii Maliishiyadii koxda Mbagaati ay ka carareen.
almujaahadiin 22 March, 2008 05:35:39
Dad weynaha socotada ah iyo gaadiidka ayaa saaka si caadi ah u isticmaalaya isgoyska Howl wadaag oo bilihii lasoo dhaafay xirnaa. Istcimaalka wadadan ayaa yimid ...
Gawaari Itoobiyaanku leeyihiin oo lagu qarxiyay deegaanka kilo mitir 13
almujaahadiin 22 March, 2008 05:31:22
Qarax xoogan ayaa maanta lala beegsaday kolonyo gaadiid ah oo ay wateen ciidamada Itoobiyaanka ee xooga ku jooga dalka Soomaaliya maanta abaara 1:30 daqiiqo xilli ...
Dibad bax lagu taageerayo dib u heshiisiinta ayna ka qeybgaleen masuuliyin kala duwan oo ka dhacay Garoonka Koonis Stadium ee W/Muqdisho.
almujaahadiin 22 March, 2008 05:25:57
Dibad baxyo lagu taageerayo dib u heshiisiinta uu ku dhawaaqay R/Wasaare Nuur Cadde isla markaana ay kasoo qeybgaleen masuuliyin ay kamid ahayeen wasiirka arrimaha gudaha ...
Jirada loo yaqaano Boronkiito (Bronchitis) iyo sida loogu hortago
maanaceelow Guled 21 March, 2008 20:41:00
Boronkiito waa soo bararidda dhinacyada marinnada hawada ee loo yaqaanno bronchioles ee ku jira sanbabada. Bararku wuxuu keenaa dheecaan ka badan kan caadiga ah inuu ...
Lamaanaha ugu dada yar oo laaysku guuriyay
maanaceelow Guled 21 March, 2008 20:33:00
Aroos la yaab ah ayaa maalintii shalay aheyd ka dhacay mantiqada Jazzan ee dalka Sacudi Carabiya ka dib markii la isu guuriyay laba laamaane oo ...
Ilmo mucjiso ah oo
maanaceelow Guled 21 March, 2008 20:22:00
Tuulada SANI oo magaalada New-Delhi u jirta 50-km ee dalkaasi Hindia ayaa waxaa ka dhacaya mashxarado iyo soo dhaweyn lagu soo dhaweynayo dhalashada gabar yar ...
total: 9 | displaying: 1 - 9