Archive

Mo Tu We Th Fr Sa Su
12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31



Somali BBC

SomaliLinks

  • Did you enjoy this article?

    (total 0 votes)

    Tiro kamid ah Ciidamada Itoobiyaanka ee ku sugan magaalada Muqdisho aya maanta ku nafwaayay weeraro qaraxyo loo adeegsaday oo lagu qaaday kolonyo ciidamadasi lahaayeen oo ku sugnaa meelo kala duwan.

    Weerar qarxin miino loo adeegsaday ayaa lagu beegsaday saaka koox kamid aheyd ciidamada Itoobiya oo meel geed hoostisa deegaanka Geed Jaceyl ku sugna halkaasi oo ugu yaraan 6 askari ay ku geeriyootay.

    Warar aanu helnay ayaa xaqiijinaya in askar kale uu weerarkaasi dhaawac kasoo gaaray walow isla marki weerarku dhacay ay ciidamada Itoobiya xirteen goobtaasi oo loo gali waayay.

    Sidoo kale qarax miino oo ka dhacay miisaanka dhuxusha ayaa sababay geerida ilaa 7 askari oo Itoobiyaan kuwasi oo iyana la sheegay in ay kusii jeedeen xarun ay ku leeyihiin dhanka wadada Miisaanka dhuxusha ee gasha Gubta.

    Ma jiraan wax howlgallo ah oo ciidanka Itoobiya ay sameynayaan khasaarahaasi gaaray kadib iyadona ay maalmihi danbe sii badanayeen khasaaraha soo gaaray ciidamada Itoobiya iyo kuwa dawladda ee labada dhinacba dagaalada ku heystaan dalka Somaliya.

    • Email to a friend
    • Print version
    • del.icio.us
    • Digg this

    Post your comment Comments (0 posted)