Waxaa Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya lagu soo gaba gabeeyay Tartan ciyaareed Kubada Koleyga Kaasi oo ay ka qeyb qaadanayeen Muddooyinkaanba Kooxo gabdhaha Kubada Koleyga Soomaaliya, iyadoona tartankaan ay soo qaban qaabiyeen Ururka Bad-baadada Isboortiga Soomaaliyeed Xafiiskiisa Magaalada Muqdisho. ...
[full story]