Archive

Mo Tu We Th Fr Sa Su
1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031



Somali BBC

SomaliLinks

  • Did you enjoy this article?

    (total 1 votes)

    Dagaal soconayay waxoogaa daqiiqada ah ayaa maanta Xaafada xararyaale ee Degmada Wardhiigleey ku dhex maray Ciidamo ka tirsan Dowladda iyo dagaalyahanada ka soo horjeeda.

    Iska horimaadka ayaa ka dhashay ay weerar qorshaysan ay Googaga Diidan siyaasada Dowlada ku qaadeen Ciidamada Dowladda ee fadhiyay Xararyaale, iyadoona dagaalkaas ka dib ay joogsadeen isu socodka dadka iyo gaadiidka.

    Wararka ayaa sheegaya in Ciidamada Dowlada ay Xireen nawaaxiga Isgoyska Foloranza ee Degmada Wardhiiglay halkaas oo fariisan u ah Ciidamada Ilaalada Madaxtooyada.


    Waxaana maanta lugtooda maalaya dadka ku dhaqan Waqooyiga Magaalada Muqdisho oo doonaya in ay Soo aadaan Suuqa Bakaaraha,kuwaas oo markii hore marijiray Xararyaale.

    • Email to a friend
    • Print version
    • del.icio.us
    • Digg this

    Post your comment Comments (0 posted)