Archive
Mo | Tu | We | Th | Fr | Sa | Su | |
---|---|---|---|---|---|---|---|
1 | 2 | 3 | 4 | ||||
5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | |
12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | |
19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | |
26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 |
SomaliLinks
Did you enjoy this article?
Soomaalideenu muuska waan jeclnahay oo badana maqadayno la`aantiisa, laakiin gabadha Soomaaliyeed miyey ogtahay in muuska u yaala ay isku qurxin karto.
Halayaabin sababta,waayo muusku wuxuu leeyahay faa`idooyin badan iyo fiitamiino caawinaysa maqaarkaaga, kana dhigaya naacim " liinsho " sidaasina waxay kugu cawinaysaa inaad quruxdaada ilaashatid.
Ma ogtahay in Ingiriiska shirkadahoodu ay ka sameeyaan muuska saabuun iyo shaamboo iyo kareemada timaha.
Hada waxaan ku sheegi doonaa sideed u isticmaali kartaa iyadoo dabiici ah muuska:
* Waxaad jarjartaa muuska oo yaryaree, kadib wajiga saar in 20 daqiiqadood u dhow, sidaasu wajigaagu ku nuugayaa "dhuuqayaa" saliida iyo fiitamiinka ku jira muuska.
*Muuska yaryaree kadib waxaad ku dartaa saliida lawska,kadib isku walaaq, kadibna timahaaga mari oo kudaa 15 daqiqadood. Markaad dhaqdid timahaaga oo aad dhawr jeer sidaas u isticmaashidna waxaad dareemi doontaa is badal wayn, timaaguna waykuu dhalaali doonaan wayna jilci doonaan.
*Si gacmahaagu naacim " Jilayc "kuugu noqdaan, waxaad samaysaa muuska markaad jarjartid ayaad kula walaaqi badhar, kadib gacmaha ayaad marin sidii inaad fara xalanaysid oo kale, daqiiqado kadib markaad iska dhaqdid, waxaad dareemi doontaa siday gacmahaagu naacim unoqdeen.
Waxaa Qortay: Sucaad Axmed M March 12, 2025
- Email to a friend
- Print version
- del.icio.us
- Digg this
Post your comment
Comments (0 posted)
More News
- Afhayeenka Maxaakiimta Islaamiga oo Falkii Mareeykanka uu ku Dilay Macalin Aadan Ceeroow ku tilmaamay Fal Fulaynimo ah (Dhageeyso)
- Dagaal yahada Ururka Al shabaab oo maanta lawareegay Degmada Ufurow ee Gobalka Bay.
- Xoogagga kasoo horjeeda dowladda oo xalay galay Baladweyne iyo qaar kamid ah Maamulkii Gobolkaasi oo iscasilay.
- Magacyada Ergooyinka Shir Dib U Heshiisiinta Ee Jabuuti.
- Maleeshiyaada Imbagati Oo Boob Ka Waday Suuq Bacaad.
- wadaadadii qabsaday Jowhar oo sii daayay maxaabiistii Daawo Video
- Al Shabab oo sheegay in Duqeynta Xalay Ay Mareykanka ka Geeysten Dhusa Mareb uu ku dhintay Aadan Xaashi Ceroow "Dhageeyso"
- Shac-Shac:- Rag ka tirsan Al-shabab ayaan soo qabqabanay iyo dagaalkii ka dhacay (Dhageeyso)...
- Dabogeed oo maanta xilkii laga qaaday ka dib markii uu..........
- Qarax lala eegtay ciidamo Itobian ah oo ka dhacay Baydhabo
- Taliyihi ciidanka g/Hiiraan koraneel Abdullahi faarax (Juuni) oo xalay la dilay...
- dhageeyso wareeysigii Gudoomiyaha Gobalka Banaadir M . dheere