Archive
Mo | Tu | We | Th | Fr | Sa | Su | |
---|---|---|---|---|---|---|---|
1 | 2 | 3 | 4 | ||||
5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | |
12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | |
19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | |
26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 |
Somali BBC
SomaliLinks
Allwadani.com
Aayatiin.net
allsomaliforum.com
Aayaha.com
AminArts.com
baraawepost.com
Bilaajo.com
BBC SOMALIA
Bulshoweyn.com
Calanka.com
Cakaarra.com
Codkawaamo.com
Dhagaweyne.com
Dayniile.com
Dadkeyga.com
Fadhi.com
Goobjoog.net
Addacwah.com
Hiiraan.com
ilaqosal.com
Jawiil.com
Jammaame.com
Jowhar.com
Mugadishocity.com
Midnimo.com
manabolyo.com
Magaalo.com
Onkod.net
Osmanart.net
Qaranimo.com
Qaranka.com
Somalisc.com
Soscaonline.com
Somaliradiolive.com
somaliswiss.com
Shabelle.net
Wadanka.com
Warmoog Live
Yaaqshid.com
Shabelle.net
djiboutination.com
ceelbuuronline.com
xoghaye.com
Did you enjoy this article?
(total 0 votes)
Ciidamo ka tirsan Ururka al shabaab oo maanta lawaregay gacan ku haynta Degmada Ufurow oo ka Tirsan Gobalka Bay, iyadoo halkaas ay isaga tageen ciidamadii maamulkaas.
Wararka ayaa sheegaya in ciidamada halkaas lawareegay aysan jirin wax iska caabin ah oo ay kala kulmeen xoogaga halkaas lawareegay sida ay sheegayaan wararka halkaas laga helayo.
Xoogagga maanta lawareegay Ufurow inay ayaa gacanta ku haya magaalooyin farabadan oo ka tirsan gobalka bay iyo bakool, iyagoona maalintii shalay lawareegay magaalada Xansaxdheere oo ka tirsan Gobalka bay.
Xoogagga dagaalka kula jira Dowlada fadaraalka ayaa gacabta ku haya qeybo badan oo ka mid dalka Soomaalya, iyadoo halkaas ay isaga huleeleen Maamuladii ka dhisnaa Goobahaasi.
- Email to a friend
- Print version
- del.icio.us
- Digg this
Post your comment
Comments (0 posted)
More News
- Afhayeenka Maxaakiimta Islaamiga oo Falkii Mareeykanka uu ku Dilay Macalin Aadan Ceeroow ku tilmaamay Fal Fulaynimo ah (Dhageeyso)
- Dagaal yahada Ururka Al shabaab oo maanta lawareegay Degmada Ufurow ee Gobalka Bay.
- Xoogagga kasoo horjeeda dowladda oo xalay galay Baladweyne iyo qaar kamid ah Maamulkii Gobolkaasi oo iscasilay.
- Magacyada Ergooyinka Shir Dib U Heshiisiinta Ee Jabuuti.
- Maleeshiyaada Imbagati Oo Boob Ka Waday Suuq Bacaad.
- wadaadadii qabsaday Jowhar oo sii daayay maxaabiistii Daawo Video
- Al Shabab oo sheegay in Duqeynta Xalay Ay Mareykanka ka Geeysten Dhusa Mareb uu ku dhintay Aadan Xaashi Ceroow "Dhageeyso"
- Shac-Shac:- Rag ka tirsan Al-shabab ayaan soo qabqabanay iyo dagaalkii ka dhacay (Dhageeyso)...
- Dabogeed oo maanta xilkii laga qaaday ka dib markii uu..........
- Qarax lala eegtay ciidamo Itobian ah oo ka dhacay Baydhabo
- Taliyihi ciidanka g/Hiiraan koraneel Abdullahi faarax (Juuni) oo xalay la dilay...
- dhageeyso wareeysigii Gudoomiyaha Gobalka Banaadir M . dheere