14 April, 2008
total: 5 | displaying: 1 - 5
Shiikh Muukhtaar Roobow: Anaga Ma dilin Ajanabiga, mana jiraan waraaqo aan ognahay oo lagu daadiyey suuqa bakaaraha, digniina u jeediyey dadka sheegta magaca shabaab.
almujaahadiin 14 April, 2008 16:51:00
Afhayeenka Sheekh Abuu Mansuur Mukhtaar Robow ayaa maanta sheegay inaysan iyaga dilin macalinkii Somaaliga iyo kuwi ajanabiga ee lagu dilay magaalada Beledweyne. Sheekh Abu Mansuur ...
Wardheere: Soomaalida London waxaan ugu baaqayaa in aanay u kala harin taageeridda Murashaxa Mudane Zakariye X. Maxamuud ee London Assembly (Endorsement)
14 April, 2008 05:07:00
Dhawaaqa farxadda leh iyo akhbaarta fiican ee London ka soo yeertay in la taageero ayay mudan tahay. Sida aan la soconno maadaama ay Soomaali badan ...
Dad fara badan oo xalay dhibaato ay kasoo gaartay Bam gacmeed lagu tuuray Shineemo Marka kutaalla
14 April, 2008 04:49:00
Inta la ogyahay 4-ruux ayaa ku geeriyootay inkabdan 10-kalena waa ay kudhaawacmeen bam gacmeed lagu weeraray Shineemo kutaalla Magaalada Marka gaar ahaan Suuqa Xoolaha. ...
4-ruux oo 3-ajnabi ah oo Xalay Baladweyne lagu dilay.
14 April, 2008 04:43:23
Magaalada Baladweyne oo habeenkii xalay ay galeen koox kamid ah kuwa dagaalka kula jira dowladda ayaa waxa ay halkaasi ku dileen illaa 4-ruux oo macallimiin ...
Xoogagga kasoo horjeeda dowladda oo xalay galay Baladweyne iyo qaar kamid ah Maamulkii Gobolkaasi oo iscasilay.
14 April, 2008 04:38:37
Kooxaha kasoo horjeeda dowladda ayaa waxaa la xaqiijiyay in habeenkii xalay ay galeen Gudaha Magaalada Baladweyne iyaga oo halkaasina markii ay galeen afka aadiyay dhanka ...
total: 5 | displaying: 1 - 5