Archive

Mo Tu We Th Fr Sa Su
1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031



Somali BBC

SomaliLinks

  • Did you enjoy this article?

    (total 0 votes)

    Waxaa Saakay Qarax Xoogan Lala Beegsaday Ciidamo Ethiopian ah Oo Ku Sugnaa Wdada Maka Al mukarama Gaar ahaan Agagaarka Shineemo Somalia Ee Magaalada Muqdisho.

    Qaraxaan Oo ahaa Miinada Gacanta Laga Hago ayaa Dad Goob Joog ah Xaqiijinayaan In ay Wax Yeeleeysay Askar Ethiopian ah Oo Iyagu Baaritaano Lug ah Ku Sameeynayay Hareeraha Wadadaasi.

    Ciidamadaan La Qarxiyay ayaa Iyagu Dhowr Mar Oo Hore Halkaa Qarax Ceynkaani Oo Kale ah Lagula Beegsaday Kadibna Wax ay Bilaabeen In Baaritaano Joogta ah Halkaasi Ka Fuliyaan Taa Oo U Sahshay Xoogaga Ku Kacsan Ethiopianka In ay Si Sahlan Qaraxaa Ula Helaan

    • Email to a friend
    • Print version
    • del.icio.us
    • Digg this

    Post your comment Comments (0 posted)