Archive

Mo Tu We Th Fr Sa Su
123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930



19 April, 2008

total: 4 | displaying: 1 - 4

Keydkii Shidaalka Ciidama Itoobiya ee Xerada Xeeyle Bariise oo Gubanaya

War hada na soo gaaray aya xaqiijinaya in Xeradii Xeyle Bariise oo u dhow Wershada Baastada ee Degmada Yaaqshiid uu gubanayo kadib markii dagaalkii Maanta ...
Full story

Dowlada federalka oo muddo 9 saacdood ah xabsiga dhigtay guddoomiyaha iyo guddoomiye ku xigeenka ururka saxafiyiinta isboortiga Soomaaliyeed.

Caawa oo taariikhdu ku beegan tahay 17 April 2025 saacadu markii ay ahayd 9:00 habeenimo ayaa xabsiga xarunta CID-da lagasii daayay saxafiyiin Soomaaliyeed oo ay ...
Full story

Iska Hor imaad u dhexeeya Ciidamada Itoobiya iyo xoogaga Muqaawamada oo ka socda Degmada Yaaqshiid.

Dagaal qaraar oo gordhaweyd ka bilowday wadada dheer ee aada jaamacada muqdisho iyo khabuuraha Barakaad ee Degmada yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho, iyadoo dagaalka uu dhexmarayo ...
Full story

Culumaa`udiinka & ganacsatada suuqa Bakaaro oo ku baaqay in la socodsiiyay 1000-ka shilin somaliga

waxaa goor dhow soo gaba gaboobay kulan ay lahaayeen Culumaa'udiinka iyo Ganacsatada Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay saaka arin sanaayeen qaabka loo ...
Full story

total: 4 | displaying: 1 - 4