22 May, 2008
total: 5 | displaying: 1 - 5
Shiikh Xasan Daahir oo sheegay in ay Ciidamada Itoobiyaanka ka saarayaan Soomaaliya, Shirka Jabuuti-na aysan waxba ka soo baxeynin
Qumane Jey 22 May, 2008 11:46:00
Shiikh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah Hoggaamiyayaasha sare ee Midowgii Maxkamadaha Islaamka ayaa wuxuu wacad ku maray inuu dalka Soomaaliya ka saari doono ...
Dagaalkii ugu cuslaa oo caawa ka dhacay hareeraha Xarunta Asluubta ee ciidamada Itoobiyaanka.(Dhageeyso)
Qumane Jey 22 May, 2008 11:27:00
Xoogaga hubeysan ee kasoo horjeeda dawladda Federaalka Somaliya ayaa weerarkii ugu cuslaa ku qaaday caawa xerada Asluubta ee ciidamada Itoobiyaanka iyadona dagaalkaasi uu ahaa mid ...
Maxkamadaha Islaamka oo shaaciyay in ay awood kusoo furanayaan markab ku afduuban xeebaha gobollada dhexe.
22 May, 2008 04:49:34
Saraakiil katirsan Midowga Maxaakimta Islaamka Somaliyeed ayaa shaaca ka qaaday in ay howlgallo ay kusoo furanayaan markab ganacsi oo ku afduuban xeebaha gobollada dhexe qaadanayaan ...
Wadada maka Al-Mukarama oo Saakay ciidamada Ethopianka Miino lagula helay.....
22 May, 2008 04:43:13
Qarax xoogan ayaa goordhaweyd lala eegtay ciidamada itoobiya ee howlgalo ka waday wadada maka Al mukarama ee degmada Waabari ee Magaalada Muqdsiho.Qaraxaan oo ahaa miinada ...
Shidaal qodis ka bilaabatay Puntland Daawo sawirada
22 May, 2008 04:35:00
Maamulka Puntland ayaa si rasmi ah u bilaabay baaritaanka macdanta oo mudooyinkii dambe maamulku Ku taamayay bilaabida iyo hirgalinta arinka shidaal qodosta.Wafdi uu hogaaminayay wasiirka ...
total: 5 | displaying: 1 - 5