Archive

Mo Tu We Th Fr Sa Su
1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031



Somali BBC

SomaliLinks

  • Did you enjoy this article?

    (total 0 votes)

    fhayeenka Xarakada AL shabaab Shiikh Muqtaar Rooboow Cali Abbuu Mansuur oo shir Jaraa’id ku qabtay warbaahinta gudaha ayaa sheegay in Diyaaradaha dagaalka duqeeyntii ay xalay ka geeysteen degmada Dhuusa Mareeb ay ku geeriyoodeen Taliyhii Xoogag Al shabaab Aadan Xaashi Faarax Ceeroow iyo weliba sheikh Muxudiin Max'uud Cumar oo isna ka mid ahaa Masuliyiinta Xoogaga Al shabaab.

    Sidoo kale Inta la ogyahay 20 Qof ayaa ku geeriyootay tiro kalena dhaawac ayaa ka soo gaaray weerarkaasi sidoo kale sheikh Muqtaaro Rooboow waxaa uu Mareeykanka ugu baaqay in weli ay joogaan Ragii uu tababaray Aadan Ceeroow Gaaridana ay xaq tahay isla markaana aysan sina uga hareeyn.

    Dhageeyso

    • Email to a friend
    • Print version
    • del.icio.us
    • Digg this

    Post your comment Comments (0 posted)