Archive

Mo Tu We Th Fr Sa Su
1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30



Somali BBC

SomaliLinks

  • Did you enjoy this article?

    (total 0 votes)

    Ciidamo ka tirsanaa dowlada fadaraalka gaar ahaan ku gobalka sh/dhexe oo ka goostey dowlada ayaa gaaray Magaalada jowhar ee Xarunta Gobalka shabeelada dhexe.

    Ciidamadaan oo wata tiro gadiidka dagaalka ah ayaa gaaray duhurnimadii maanta magaalada Jowhar, iyadoo lasheegay in Ciidamadaas ay daacad u ahaayeen gudomiyaha Gobalka Sh/dhexe sida ay sheegayaan wariyaasha magaalada Jowhar.

    Wararka ayaa intaa ku daray in halkaas ay ku soo dhaweeyeen saraakiil ka mid ah Maxkamadaha islaamiga Soomaaliyeed oo dajiyay Saldhiga Booliska Jowhar.

    Ilaa hada lama oga tirade dhabta ah ee Ciidamadaas maanta ka gostay dowlada fadaraalka iyo Hubka ay wataan Ciidamadaas iyo war ka soo baxay Dowlada fadaraalka Soomaaliya ee laxiriira ciidamada maanta ka goostay.

    • Email to a friend
    • Print version
    • del.icio.us
    • Digg this

    Post your comment Comments (0 posted)